Dabaq Aroos ka socday oo kuyaala Muqdisho oo soo dumay iyo Khasaaro ka dhashay

Waxaa goordhaw soo dumay Dhismo kuyaala Degmada Boondheere ee gobolka Banaaodir, waxaana qeybta sare ee dhismahaasi soo dumay la sheegay in xiligaasi ay ka socotay xaflad aroos oo dad badan joogeen. Goobjoogayaal ayaa noo sheegay in dhismo dabaq ah oo qeybta kore ka socotay xaflad aroos  mar qura uu soo dumay, waxaana xiligaas dhismaha saarnaa … Continue reading Dabaq Aroos ka socday oo kuyaala Muqdisho oo soo dumay iyo Khasaaro ka dhashay